
Mucaaradka oo Villa Somalia kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh
MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah Madaxtooyada Qaranka ugu qaabilay mas’uuliyiinta Mucaaradka oo isugu jira Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya …